Taliyaha Ciidamada difaaca Uganda: “Dhibaato ayaa nagu Heysata Soomaaliya”

Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda Gen David Muhooz ayaa sheegay in Ciidamada Uganda ee loo keenay Soomaaliya si ay ula dagaalamaan  Al-shabaab in ay heysato dhibaato dhaqaale xumo iyo mid farsamo, waxa uu sidoo kale sheegay in culays ay  ku hayaan Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed. Wareysi uu siiyay Wargeyska monitor.co.ug, ee laga leeyahay dalka Uganda ayaa waxa uu sheegay in … Continue reading Taliyaha Ciidamada difaaca Uganda: “Dhibaato ayaa nagu Heysata Soomaaliya”